Madaxweyne Farmaajo iyo Wafdi uu hogaaminayo oo kusii jeeda mid kamid ah dalalka Carabta

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Wafdi balaaran uu hogaaminayo ayaa lagu wadaa in maalinta talaadada ah safar ku tagaan dalka Qadar . Safarka Madaxweynaha Soomaaliya ku tagayo dalka Qadar oo ah mid rasmi ah waxaa ku wehlin doona Wasiiro badan oo katirsan Xukuumada Soomaaliya kuwaa oo heshiisyo lasoo saxiixan doona dhigooda dalka … Continue reading Madaxweyne Farmaajo iyo Wafdi uu hogaaminayo oo kusii jeeda mid kamid ah dalalka Carabta